+252-634142274

Mohamoud Obama
  • Sign In
  • Create Account

  • Bookings
  • My Account
  • Signed in as:

  • filler@godaddy.com


  • Bookings
  • My Account
  • Sign out

  • Home
  • Xirfadda (My practice)
  • Adeegyadda
  • Xog Caafimaad
  • Qoraal Maqaallo
  • Su'aalaha so Noqda (FAQs)
  • Nalaga Xiriir (Contact)
  • More
    • Home
    • Xirfadda (My practice)
    • Adeegyadda
    • Xog Caafimaad
    • Qoraal Maqaallo
    • Su'aalaha so Noqda (FAQs)
    • Nalaga Xiriir (Contact)

+252-634142274

Mohamoud Obama

Signed in as:

filler@godaddy.com

  • Home
  • Xirfadda (My practice)
  • Adeegyadda
  • Xog Caafimaad
  • Qoraal Maqaallo
  • Su'aalaha so Noqda (FAQs)
  • Nalaga Xiriir (Contact)

Account


  • Bookings
  • My Account
  • Sign out


  • Sign In
  • Bookings
  • My Account

Su'aalaha soo noq-noqda (faqS)

Maxaa lagu gartaa in qofku jaban yahay?

Waxa lagu gartaa; Xanuun kala go lahayn oo ka jira goobta dhaawaca. Xanuunka xad-dhaafka ah ayaa marar ka qaar keena matag. Sidoo kale, waxa la arkaa barar iyo midab beddelasho maqaarka ah (madmadow). ugu dambeyn waxa la arkaa qallooc ama awood la’aan in la dhaqaajiyo qaybta dhaawacantay.

Sidee ayaa loo hubiyaa ama loo ogaadda in uu jab jiro?

Waxa lagu ogaadaa; Baadhitaan uu sameeyo dhakhtar. iyo in la sawiro barta dhaawacan. sawirada la adeegsado waxa ka mid ah; X-ray (Raajo), CT/MRI Scan (iskaan).

Mudo intee leeg ayuu qaataa in jabku bogsado?

Jabka intooda badan waxay bogsadaan 6-12 toddobaad gudahood, laakiin waxay ku xirnaanaysaa xaddiga dhaawaca iyo goobta ama lafta jabtay (lafaha dhiig qulqul koodu fiican yahay hore ayay ubogsadaan).


Copyright © 2025 Dr Mohamoud Abdulahi (Obama) - Dhakhtarka Lafaha - All Rights Reserved.

Powered by

This website uses cookies.

We use cookies to analyze website traffic and optimize your website experience. By accepting our use of cookies, your data will be aggregated with all other user data.

Accept